Madaxda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo shir degdeg yeelanaya iyo ajandaha Shirka oo..

Shir degdeg ah oo ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ku furmo xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa casuumadda shirkan u kala dirtay madaxda dowlad goboleedyada, kuwaa oo la filayo in magaalada Muqdisho soo gaaraan … Continue reading Madaxda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo shir degdeg yeelanaya iyo ajandaha Shirka oo..